|

“Cilaaj ayuu u Baahan yahay Ina Cabdi Qaadir “Suldaanka Guud” Ma Jirto Cid baajin karta Shirkaan ku baaqay Waanu dhacayaa” Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi DAAWO

Hargaysa 16.April 2015 (SDN/QJ)- Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi oo ka mid ah madaxdhaqameedka Somaliland ayaa iska difaacay eedo uu u jeediyay Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir.

Boqor Raabi Mar qudha Muu adeegsan Magaca Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir Waxaanu taas badalkeeda u adeegsaday Ina Cabdiqaadir Waxaan leeyahay…….

Hadaba Halkan ka Daawo eedaha uu iska difaacayo Boqor Raabi Yuusuf C.laahi,Isla markaana ku cadeeyay inaanu Xisbiga Waddani Iyo Ucid Tooni aanay dabada ka riixayn Shirka Ducada ah ee uu hore ugu baaqay.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed