Dawlada Hoose ee Burco iyo Wasaaradda Xannaanada Xoolaha oo Ku Fashilmay Wax u qabashada Mayeedhaanka Muuqaal Naxdin badan DAAWO
Burco 15.April 2015 (SDN/QJ)- Wasaarada xanaanada xoolaha oo ku fashilantay ilaalinta iyo xanaanaynta xoolaha iyo masuuliyiinta dawlada hoose ee degmada burco oo ku dhaqaaqday fal aan abid qof muslim ahi ku dhaqaaqin iyo dameer mudo dhan 10 casho sadex lugood ku taagnaa gudaha magaalada burco.
Weriye Cabdi Maalik Muuse Coldoon ayaa Warbixin Kooban oo Damiirka qofka daawada la hadlaysa ka sameeyay Xaalada Dameerkan,