|

DAAWO:Sidee Dhaqanka iyo diinta loogu badbaadiyaa qurbaha?

Ottawa April 13,2015(SDN/QJ)-Waa barnaamijkeenii Diiniga ahaa ee uu aalaaba idiin soo gudbin jiray Sheekhul beledka magaalada Ottawa Sheekh Siciid Cali Axmed.

Todobaadkana waxa muwduucu ku saabsan yahay Suaal ka dhalatay barnaamijkii u danbeeyay ee Sheekh inoo soo jeediyo oo ka hadlayay duruusta caruurta lagu baro dugsiyada Ontario ee ku taxaluqa Galmada(SEX).

Suaashaas oo aheyd “Diinta iyo dhaqanka ma lagu badbaadin karaa Qurbaha khaasatana Galbeedka” jawaabta suaashaasna uga bogo.

 

Comments are closed