Khamri Tiro badan oo Hargaysa lagu qabtay Iyo Xukuno lagu riday Dadkii sitay DAAWO
Hargaysa 10.April 2015 (SDN/QJ)- Maandooriyaha Khamriga ayaa Noqday Mid ku Soo badanaya Deegaamada Somaliland kaas oo inta badan ka soo gala dhinaca Xuduuda Somaliland ay la Wadaagto Itoobiya.
Gudoomiyaha maxkamada Ciidamada qaranka Gaashaanle sare Yuusuf Cali Sharmaarke ayaa ka warbixiyay dad lagu soo qabtay maandooriyaha khamriga.