“Maxkamadii Ciidamada ayaa u Baxaysa Goobihii Shilku ka dhacay,Qisaastana Halkaas ayaa lagu fulin doonaa,Mana Jiri doonto in Gacmaha la is dhaafsado” Wasiir Cadami {DHAGAYSO}
Hargaysa 06.April 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Gashaandhiga Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami , ayaa maanta sheegay In dawladdu gacanta ku hayso askarigii kula kacay dilka labada Sarkaal oo ka tirsan ciidamada qaranka ee jiida hor ee Gobolka Sool,.
Wasiirka Gaashaandhigu waxa uu sheegay in Maxkamada Ciidamadu ay tagayaan Goobta uu shilkani ka dhacay Isla markaana ay Go’aan rasmi ah gaadhi doonaan kaas oo loo hogaansami doono.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA WASIIRKA GAASHAANDHIGA
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WasiirkaGaashaandhiga06.mp3″]