Xukuumada Somaliland oo Jawaab ka Bixisay Dhawaqa Mucaaridka ee Doorasho Xiligeedii ka dib dhacda DAAWO
Boorama 05.April 2015 (SDN/QJ)-Wasiirka wasaaradda warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta ee JSL Md Cabdilaahi maxamed daahir Cukuse oo xiligan socdaal shaqo ku jooga Magaalada Boorama ee Gobolka Awdal ayaa jawaab ka bixiyey eedaymo ay labada xisbi mucaarad maalintii shalay u soo jeediyeen Xukuumada iyo Golaha Guurtida