Wasiirka Dhallinyarada oo ka hadlay inuu iska Casilayo Xukuumada Siilaanyo kuna Biirayo Golaha Guurtida Daawo
Hargaysa 04.April 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland Axmed Cabdi Kaahin ayaa jawaab ka bixiyay warar sheegay inuu is casilayo, islamarkaana uu doonanayso jago Xildhibaanimo oo ka banana Golaha Guurtidda.