|

Wardegdaga:Alle Ha U Naxariistee Waxa Goordhawd Cisbitaalka All Xayaad Ee Boorama Ku Geeriyooday Xildhibaan Maxamed Barkhad Miigane Oo Ka Mid Ahaa Xildhibanada Golaha Wakiilada Somaliland

miigane

Hargeisa 30/3/0215(SDN/QJ)alle ha u naxariistee waxa gordhawayd  ku geeriyooday cisbitaalka al xayaad  ee boorama xildhiban marxuum maxamed barkhad miigane oo ka mid ahaa xildhibanada golha wkiilada ee laga soo doortay gobalka awdal

xildhibanka ayaa baryhii udanbeye xanuun u jiifay  cisbitaalkasi  iyadoo malinta abrito ah  as qarann logu samayn doono gobalkasi awdal

waxana marxuuma tacsi u diray gudoomiyaha golaha wakilada somaliland c/raxman maxamedc/laahi ciro iyo xildhibanada golaha wakiilada smaliland

marxuumkani ayaa ka mid ahaa  xildhibandii ugu aqoonta iyo kartida badnaa isagoo xildhibaanku ahaa peresfore sare oo ka soo qayb qaatay  aasakii jamacadaha somaliland  iyo heerarkii kala duwanaa ee waxbarashada somaliland  waxanu aha xildhiban aad looga ixtiraamo gobalka laga soo doortay ee adwal

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com

Comments are closed