|

Daawo:Hadii Xisbiga Wadani Wax Naga Siin Waayo Talada Dalka Anagu Ka Guurimayno Somaliland Gabooyena Waa Balaadhan Yahay Kii Ka Guurayaa Isagay Jirtaa Qabooyena Shakhsi Ma Matalo”Suldaan Abu Sufyaan

sufyaan

Hargeisa 24/3/2015(SDN/QJ)suldanka abu sufyaan oo ka mida saladinta somaliland  ahna sulaadn ka ida sladinta beelaha gabooye ayaa baaq ka soo saray  hadal ay qaar  ka mida sladiinta soo saren oo sheegay  inaan beelaha gaboye  hadii wadani  waxba ku soo kordhin waayo aanay dalka ka qixi doonin

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com

Comments are closed