|

Daawo:Ma Geeyan Shacbiga Reer Somaliland Baryada Intaa Leeg Imikana Halagu Soo Celiyo Talada Shacbiga Somaliland Ayaanu Ugun Baaqayna Xukumada Axmed Siilanyo”Xubbno Ka Mida Golaha Wakilada

xildhibano

Hargeisa 21/3/2015(SDN/QJ)qaar ka mida xilshibanada golaha wakiilada xisbiga kulmiye ayaa maanta xukuumada madaxwayne siilanyo ku dhaliilay qaabka ay wado hadalada somaliland iyo somalia u gashay  iyagoo maanta ugu baaqay  inan shacabka somaliland meel laga dhicin

Hargeisa SDN/QJ

Concat@somalidiasporanews.com

Comments are closed