Barnaamijka Faaqidaada laba Maxamed: Faaiido iyo khasaare waa iyama Doorashooyinka Somaliland(DHEGEYSO)
London Mar 20,2015(SDN/QJ)-Aqoon yahanahada reer Somaliland ee Maxamed Haruun Biixi iyo Maxamed Xaaji Maxamuud oo labaduba ku takhasusay culuunta xiriirka Caalamiga ah iyo siyaasada ayaa inooga waramay Xiisada siyaasadeed ee Doorashooyinka Somaliland ee dib in ay u dhacaan laga yaabo.
Aqoon yahanku waxa ay walaac ka muujiyeen hanaanka dimuqraadiyadeed ee Somaliland ee weli curdinka ah oo ay faaiidadiisana shaki badan geliyeen.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/labamo1.mp3″]
SDN/QJ-London