DAAWO:Salaadiinta Iyo shacabweynaha Reer Berbera Oo Ka horyimi Kireynta Dekeda
Berbera Feb 27,20159SDN/QJ)-Waxgaradka iyo Dadweynaha reer Berbera ayaa ka falceliyay qorshe la sheegay in lagu wareejiyo maamulka dekeda Berbera.
Shacabka reer Berbera ayaa dhaliisan waxqabad la’aanta dawlada madaxweyne Axmed Siilaanyo oo ay sheegeen in dadka degaanku raali ka aheyn.