Cali Sanyare:Siyaasadda dhaqaale ee xukuumadda hadda joogta waxay tahay,inay faasaxdo oo dad maalqabeen oo wadaniyiin iyo ajnabi leh,ku wareejiso dhamaan hantidii qaran (DHEGEYSO PRT5)
Geneva Feb 27,2015(SDN/QJ)- Mudane Cali Ibraahim Moxamed (Cali Sanyare) oo ahaa Wasiirkii Qorsheynta Qaranka iyo Xidhiidhka Ha’yadaha Caalamiga ee xukuumadii Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin ayaa, isagoo joga magaalada Jineefa (dalka Swiserlaan), aannu la yeelanay wareysi dheer oo dhinacyo badan taabanya. Waa wareysigan taxana ah oo mudo socday haatan socona doona dhawr todobaad oo danbe Kala soco qurbejoog.com
Qeybta 5aad ee taxanaha ayuu Wasiir Cali Sanyare Maanta ku eegi doonaa iibinta laga iibinayo ganacsto hanti ay ku jirto dhul,dismeyaal, iyo warshado iyo sababaha keena murankan,
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/san5.mp3″]
HALKAN GUJJI SI AAD U DHEGEYSO QEYBTII 5AAD EE WAREYSIGA CALI SANYARE