|

“Malaa Silaanyona Waad Garanaysaan Cida Ku Xeerana Waad Garanaysaan Ma Nihin Raggii ku tegaayay Hajanjabaad Doorashana Diyaar Baanu U Nahay” Wasiirka Madaxtooyada DAAWO

Hargeysa (SDN/QJ)Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo Ku  Sugan Magaalada Burco ayaa Jawaab adag ka bixiyay hadalo ka soo yeedhay Xisbiyada Mucaaridka oo Ku aadan Doorashooyinka.

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Sheegay haddii ay doorashadu ku qabsoomi waydo 26 June 2015-  inaan kursiga Madaxweynanimada Somaliland kaga tageyn hanjabaad, balse ay ku sii joogayaan si sharci ah

Comments are closed