Ma doonayaa inaad noqoto Sawir qaade Xirfad yahan ah raac Talaabooyinkan oo Ku dhiirasho Mudan {DAAWO}
Hargaysa 23.Feb 2015 (SDN/QJ)- Ma hawl yara inaad noqoto dhakhtar, Sidaas si la mid ah Marka aad rabto inaad Noqoto qof Xirfad yahan ah waa inaad yeelataa aqoontii Mihnada aad Jeceshahay inaad ku xoogsato si ay Mustaqbalka u dhisto Noloshaada iyo Ta Qoyskaaba .
Hargaysa SDN/QJ