Haddii aanu Nahay Xisbiga Waddani ee Laanta Sweden Waxaa aanu Taageersanahay Khudbadii Taariikhda ahayd ee uu Jeediyeey Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Md C/M/Cabdilaahi (Cirro)
xisbiga wadani laanta sweden oo kala ah dhamaan guddiyada kale duwan ee xisbiga oo uu horeeyo gudoomiyaha xisbiga xisbiga ee laanta Md baxanaan xaaji aadan iyo dhamaan guddiyada kale baa waxa aay marka hore hanbaalyo uu dirayaan guud ahaan bahweynta xisbiga gaar ahaan gudoomiyaha guud ee xisbiga mudane ,cabdiraxamn maxmed cabdilahi cirro ,iyaga oo ka hanbaalyenayn khudbadii taariikhada gashay ee gudoomiye cirro uu jeediyeey dhaman ummada reer somaliand iyo dhaman xisbga wadani
khudbadasii oo tabanaysay meela badan oo uu badana danta ummada somaliand iyo masiirkeeda sida darteed ,waa aanu taagersanahay go”aanka gudoomiyaha iyo hogaananada kale ee ah madaxada xisbiga waddani ,waxaa kale oo anu aamiinsanhay in haddii doorshada xilligeda la qaban wayo in dowlad kumeel gaadh ah la soo dhiiso sii ay doorasho xalal ah uu dhacado ,geesta kale waxa aan uu soo jeediinayina golaha guurtida in ay iska jiiran in ay sameeyan mudo kordhiin uu sameeyan xukuumada waqtigeedu yahay gababsiiga ,ee loga bahanaa in ay xilkeda ka soo baxdo balse ku fashiilantay hogaamiinta dalka ,
gebogebo iyo gunaanad waxa aan shacabka reer somaliand ugu baaqayna in ay meel uga soo wada jeestan xukuumadan ku caan baxaday ,musmasuqa ,cadalad xumida ,nabadgelyo darada qabiilka ,exda caafiimada xumida iyo siyaasada xumida
ee wax-sii oo dhan ka dhigtay cadaada ama dhaqanka ,hada baa sii waxaa meesha loga saaro waa in shacabku isku-dubanadaan ilaaliyaana nabadgelyada iyo qaranimada dalka
Waa aad Mahadsantihiin
Waa Bilaahi Towfiq
Cantar Kidaar Cune
Af-hayenka Xisbiga Waddani Dalka Sweden