|

Somaliland oo Masaafurinaysa Sadex Xubnood oo Sheegtay inay Yihiin Dhakhaatiir DAAWO

Hargaysa 21.Feb 2015 (SDN/QJ)- Laanta Socdaalka Somaliland iyo Gudida Heerka qaran ee Mihnadlayaasha Caafimaadka ayaa maanta shaaciyay inay dalka ka Mastaafurin doonaan Sadex Xubnood oo Wadanka kaga shaqaysanayay hanaan been abuur ah oo ku sheegteen inay yihiin Dhakhaatiir.

Comments are closed