|

Daawo:Magaalada Hargeisa OO Laga Xusay Maalinta Dhalin Yarada Somaliland Iyadoo Socod Lagu Tagay Taalada Dhagax Tuurka Maxkamada Horteeda

dhalinyaro

Hargeisa 21/2/2015(SDN/QJ)waxa maanta magaalada hargeisa l;aga xusay  maalinta dhalinyarada somaliland iyadoo xuskaasi  lagu qabtay  taalada dhagax tuurka ee maxkamada horta xuskaasi ayaa waxa dhalinyarada kala qayb galay wasiirka ciyaaraha somaliland cali siciid raygal iyo gudoomiyaha dhalinyarada

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com

Comments are closed