War Deg-Dega Gudoomiyaha Cusub Ee Gobalka Awdal Maxamuud Saleban Ramaax Ayaa Ka Badbaaday Isku Day Dil Ah Oo Loogu Gaystay Deegano Hoos Yimaada Ceerigaabo
Hargeisa 18/2/2015(SDN/QJ) Gudoomiyaha Cusub Ee Gobalka Awdal maxamuud saleeban Ramaax ayaa warar Sheegay Inuu ka badbaaday isku day dil oo lagu doonayey in lagu khaarijiyo ka dib makii ay ka soo baxey munasibad uu xilka ugu wareejinayey gudoomiyaha cusub ee uu dhawaan madaxwayne siilanyo u soo magaacaby gobalka sanaag sida uu sheegay qaar ka mida warbaahinta oo la xidhhidhay mar ay isaga iyo gudoomiye axmed cabdi falay deegaanka ceeryaanta oo hoostagta ceerigabo oo laba beelood oo deegankasi ku nool u kala wareejinayen mago ay isku lahaayen waxa wada naga soo hor baxay baabur damcay inuu kayga jirjirka ku dhufto balse anigii ayaa wada uga baxay isla markiiba waxa na soo gaadhay taliyaha qaybta sanaag gaashanle c/risaaq yuusuf maxamuud oo ay waheliyaan qaar ka mida ciidnka amaanka qoladii gaadhiga wadatay waxa ay markiba rasaas ku fureen gawaadhidii ciidanka iyagoo ciidankuna geestoo ku furay nimankaasi ayaa isku dayey in ay baxsadaan balse ciidanku kamuu daba hadhin iyagoo ciidanku ku soo guulaystay inay afar ka mida dadkaasi hubaysnaa ay soo qabteen kuna xidhen saldhig ku yaal magaalada ceerigabo mar gudoomiyaha la waydiiyey cida uu falkaasi uga shaki qabo in ay yihiin rerahsi magta loo kala qdayey inay garab kamid cadaalad daro tirsanayaan ?_adeer dadkaasi may ahayn cida aanu magta u kala qaadayna waxa ay ahaayeen rag habar yoonis raganina waxay ahayeen niman habar jeclo ah oo biciido ka ah balse wax intaasi dhaafsan gudoomiyuhu muu sheegin isagoo yidhi marka baadhita ciidanku dhameyan ayaan soo badhigi doonan cid falkani ka danbaysay
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com