|

QAYBTII LIXAAD EE TARIIKHDA MOHAMMED ALI WAXAYNU KAGA HADLI DONAA MUCJISOOYINKIISI

London 17Feb15(SDN/QJ)Muhommed ali  waxa u ahaa ninkii diiday inuu aado dagalkii fitnaam ee maraykanku ku qaday una shegay dawlada maraykanka Vitnam  waxay iga helaysay anay jirin mana rabo in aan u socdo 10kun oo mayl gurigayga ama hoyga aan daganahay diintaydana iima ogola in aan dagal ku qado umad aan waxba iga galabsanI.Maraykanku waxay ku ciqabeen shan sano oo xadhiga iyo 10 kun oo Dollar 7sano ka dib Maraykanku waxa uu qirtay in lagu gardarooday ciqaabtii muhommed ali hadaladisii wax aka mid ahaa (I believe what I believe, I say what I say,)waxybaha kale ee lagu xasusto waxa ka mid ahaa markii 1960kii uu ku gulaystay bilaadii Olomikada uu ku soo noqday wadanka Maraykanka oo uu maqayad ku talaa bartanka Maraykanka Newyork lagu yiri markii uu dalbaday Rashin (we don’t serve Negrous), uma adeegno dadka Madaw waxa u sameyey Muhommed Ali Biladii ayuu inta uu qaday wabiga ku turay (Hawai) waxa u yiri malintaas I am black man I can’t eat where the white can eat, oo ah Anigu waxan ahay nin madaw  kama cunteeyo meelaha dadka cadaanka ah ka cunteyaan ,waxyabaha kale ee lagu xasuusto waxa weyaan intii u ciqaabta ku jiray waxa uu ka qudbeyey jamacada Washinton oo yiri (I haven’t lost anything, I gane a lot, peace, and talk to the student who is the wolrd Champion) and Crow said you,ardaydii oo dhan waxay ku qayliyeen adiga ayaanku aqoonsanahay world  Champion, waxyabaha lagu xasuusto waayihii Ali wax aka mid ah markii Liston oo ahaa nin laga baqo dadkana ku dilo feedha Sports writer ay wada yirahdeen Ali waa Nin yar oo 22 jir ah waxana ka baqaynaa in lagu dilo feedhkaa, Ali waxa uu jiri ( if you believe Liston full on lose on many) oo ah hadii aad rumaysan tihiin in uu idilayo Liston waa doqonimo inaad lumisiin lacagta aad sarateen madaxiisa, sidoo kale gorge Forman  oo asagana noqday champion ka feerka dadka feerka wax ka qora waxay yirahdeen Ali waan u baqayna in lagu dilo feedhka, waxa uu yiri Ali (when I destroyed Liston 10 years ago wait Forman behind)I am confident what I say and better when I beat Liston and will destroy Forman, waxyalaha lagu xasuusto waxa ka mid ah markii Joe Frazer uu kula dagalamay Manila waxa uu yiri  (I am bigger then boxer, and it will be a gilla and killer and trilla,]when I get a grilla in manila,

 

La soco qaybtii Todabaad

waxa soo diyaariyey M Burale

burale73@yahoo.co.uk

 

Comments are closed