|

Xukuumada Somaliland Iyo Shirkadaha Isgaadhsiinta oo Ka Wada hadlay Qadiyada Isku furka Shirkadaha oo laga Rajo dhigay DAAWO

Hargaysa 17,Feb 2015 (SDN/QJ)- Wasaarada Boosaha iyo Shirkadaha Madaxa bannaan ee Isgaadhsiinta Somaliland ayaa Kulan ay  ku yeesheen Xarunta Wasaarada Boosaha waxay iskula qaateen sidii loo samayn lahaa hanaan isku xidh oo ay ku wada xidhiidhaan.

Kulankan ayaa labada dhinac waxay isla eegeen Suurto galnimada in sida ugu dhakhsiyaha badan loo bilaabo Sidii la isugu Furi lahaa Shirkadaha Isgaadhsiinta ee kala Qoqoban.

 

Comments are closed