|

Boko Xaraam oo dalkii sadexaad weerar jack u siiyay

Ngouboua Feb 15,20159SDN/QJ)-Kooxda Boko Xaraam ee ka dagaalami jirtay dalka Nigeria ayaa maalinimadii shalay weerar degaan ka mida dalka Chad.

Weerarkan ayaa noqonayaa mid ay kooxda Boko Xaaraam ka fuliyaan gudaha dalkii sadexaad ee dhaca gobolka Galbeedka Africa.

Boko Xaraam oo kolkii hore dagaalkooda ka bilaabay Nigeria ayaa sidoo kale dalalka Cameroon iyo Chad ku baahiyay weeraradooda.

Weerarkan u danbeeyayee Boko Xaraam ka fulisay dalka Chad ayay la beegsadeen barakacyaa Nigeriya uga yaacay colaadaha dalkooda ka holcaya.

Ma cada ilaa iyo haatan khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay weerarkan waxaase lagu soo waramayaa in Boko Xaraam cagta mariyeen xeryo dhawrah oo qaxooti Nigeriya u dhashay ku sugnaayeen.

SDN/QJ-Ngouboua

contact@qurbejoog.com

Comments are closed