|

Axsaabta Mucaaridka Somaliland oo Xukuumada eedaymo u soo Jeediyay,Kana Dayriyay Xaalada dalka DAAWO

Hargaysa 14.Feb 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiye ku xigeenada koowaad iyo saddexaad ee Xisbiyada Mucaaridka Somaliland ee UCID iyo WADDANI, ayaa sheegay inay Somaliland ay maanta marayso marxalada siyaasadeed oo loo baahan yahay in iskaashi lagaga saaro, waxaanay sidaasy ku sheegeen waraysi ay siiyeen Telefishanka STAR.

 

Comments are closed