“Boorama Waxay Tahay Casimada Aqoonta iyo Barwaaqada ee Somaliland oo Waxaa ku Nool..” Wasiir Cukuse DAAWO
Boorama 13 Feb 2015 (SDN/QJ)-Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiirada Ayaa Ka Qayb Galay Munaasibad Ay Xilka Kula Kala Wareegayeen Gudoomiyihii Hore Ee Gobolka Awdal Iyo Gudoomiyaha Cusub Ee Madaxweynuhu U Magacaabay.
Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Khudbad taabatay dareenka Bulshada Gobolka Awdal halkaasi ka jeediyay.