|

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Ayaa Shaaca Ka Qaaday In 26 Feb Ay Dib Wadahadalada Somaliland Iyo Somalia Ka Furmi Doonan Dalka Turkiga

Maxamed-Biixi-Yoonis

Hargeisa 11/2/2015(SDN/QJ)_Wasiirka arimaha dibada Somaliland maxamed biixi yoonis ayaa maanta hor tagay  gudida arimaha dibada golaha wakilada Somaliland iyadoo kulankaasi ay  warbaahntu  dibad jog ka ahayd ayaa arkii kulankaasi soo idlaaday  waxa saxafada la hadlay wasiirka  arimaha dibada Somaliland maxamed biixi yoonis isagoo ka warbixiyey  waxyaabihii ugu muhiimsanaa ee  ay  kulankaasi kaga soo wada hadleen  Gudida Arimaha dibada golaha wakiilada sidoo kale waxa uu wasiir  maxamed biixi yoonis  shaacaiyey  in 26 feb  ay  dib wadahadaladii Somaliland iyo Somalia dib uga furmi doonan dalka turkiga isagoo sheeegay  in halkasi  ka sii anba qaadi  doono qodabadii  ka soo baxay shirkan kii ka horeeyey  eek a dhacay  dalka jabuuti

Kulankani ay  maanta gudida arimaha dibada golaha wakildau  ugu yedhen wasiirka khaarija ayaa ahaa mid  ay  kaga sii arinsanayaa ugu diyaar garoobayeen wadahadala Somalia iyo  Somaliland oo dabayaqada bishan dib uga furmaya dalka turkiga  wadahadalani ayaa noqonaya kii ugu horeeyey    labada dali yeeshan sanadkanai cusub iyadoo inta badan dadka naaqisha qodabada ka soo baxa wadahadalada ay  shegan intabada inaan waxba iska badalin balse  sanadkani ayaa laga war sugayaa in qodobadii hore  uga soo bixi jiray ay  wax iska badalaan

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.comj

Comments are closed