Maareeyaha Dekeda Berbera oo ka hadlay Mawqifka ay ka taagan yihiin Shirkada Maalgashiga ee Palora Iyo Talooyinka ay ka Bixiyeen Markabkii Hubka Siday DAAWO
Berbera 11.Feb 2015 (SDN/QJ)- Maareeyaha Dekeda Berbera Eng Cali Cabdi Xoor Xoor oo uu Weheliyo Maareeye ku xigeenka Dekedaasi Cumar Abokor Jaamac ayaa shir Jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Berbera waxay kaga hadleen heshiis ay xukuumadu la galayso Shirkad Faransiis ah oo lagu magacaabo Palora iyo qadiyada Markabkii Hubka siday ee dhawaan dawladu sii daysay.
Maareeyaha Dekeda Berbera waxa uu dhinac isaga leexiyay inay maamul ahaan ka soo horjeedaan Shirkada Palora