Wasiirka Maaliyada oo ka hadlay Qabsoomida Doorashooyinka laga Warwarsan yahay DAAWO
Hargeysa 27.Jan 2015 (SDN/QJ) Wasiirka wasaaradda Maaliyadda jsl ayaa ka hadlay doorka ay wasaaradiisu ku lahayd hirgelinta mashaariicdii horumarineed ee Madaxweynaha JSL xadhiga ka jaray intii uu ku gudo jiray socdaalkii gobolada iyo Degmooyinka Dalka.
Mudane Cabdi Casiis Maxamed Samaale Waxaa kale oo uu ka Hadlay Qorshaha Doorashooyinka Somaliland iyo Ku Talo Galka Wasaaradiisa .