|

Gudoomiyaha Maaliyada ee xisbiga Ucid Laanta Uk Marwo Ayaan Idris oo jawaab adag ka bixisay hadal ka soo yeedhay Shaqsi ka mida Xisbiga Ucid Cabdi Dakir ana ku hadli karin magaca Xisbiga

london25Jan15(SDN/QJ) Gudoomiyaha Maaliyada ee Xisbiga Ucid laanta Uk Marwo Ayaan Idris ayaa ku tilmamtay wax laga xumaado hadal ka soo yeedhay shaqsi ka mida xisbiga Ucid ooo magaciisa la yiraa  Cabdi Daakir oo hadal deel qaafa kula kacay Suldaan Wabar . Marwo Ayaan oo la hadashay warbaahinta ayaa waxay sheegtay inaan la dhagaysan ashqaasta dadka nabad galyada ka soo herjeeda iyo shaqsi Nacaybku ku jiro waxana  fican  in wax walba lagu dheemeeyo wada hadal iyo waan ,waxana shacabka Somaliland iyo Guurtida Fariin u dirtaa in la ixtiraamo Salaadiinta Somaliland iyo Hogaanka Dhaqanka oo aana lagu xad gudbin .Afka Xisbigana waxa ku hadli kara waa Gudoomiyaha Xisbiga iyo Musharaxiinta Xisbiga cidii kale ee ku hadasha lagama ogaal doono  waxana la marin donaa sharciga xisbiga u yaala.

Ayaan Idiris Gudoomiiyaha Maaliyada ee Uk
10947342_428172970663375_6045412243650524711_n

Comments are closed