Hogaanka Sare ee Xisbiga Ucid oo Xabsiga Mandheera ku booqday Xildhibaano 45 Cisho ku Xidhan Xabsigaas DAAWO
Hargaysa 13.Jan 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid oo uu Weheliyo Murashaxa Jagada Madaxweyne ku Xigeen ee Xisbigaas ayaa maalintii shalay Waxay Booqasho ku tageen Xabsiga Mandheera oo ay ku xidhan yihiin Xildhibaano ka Tirsan Golaha Deegaanka ee Magaalada Boorama kuwaas oo Xukuumada Somaliland ay ka soo qabatay isla markaana aan la hor keenin wax maxkamad ah .