|

DAAWO:Safiirka USN ee Canada iyo Jaaliyada reer Jabuuti oo taageeray heshiiskii Xukuumada iyo Mucaaridka

Ottawa Jan 05,2015(SDN/QJ)-Taageereyaasha dalada mucaaridka Jabuuti ee USN ee dalka Canada ayaa taageero buuxda u muujiyay heshiiskii dhawaanta dhexmaray xukuumada iyo mucaaridka Jabuuti.

Safiirka dalada mucaaridka Jabuuti ee USN Md Xuseen Cabdiraxmaan Cadhoole ayaa sheegay in ay ku qanacsan yihiin in madaxda USN ay ka maro dhalin doonaan rabitaanka Shacabka reer Jabuuti ee guddo iyo dibeddba.

Comments are closed