“Arrimaha Keenay Xil ka qaadistaydii Siilaanyo Waxaa ka Mid ahaa” Eng Maxamed Xaashi Cilmi DAAWO
Hargaysa 04.Jan 2015 (SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi oo waraysi siiyay Telefishanka Universal waxa uu kaga waramay arrimo kala duwan oo ay ka mid yihiin qaabkii uu Madaxweyne Siilaanyo xilka kaga qaaday iyo qodobo kalle.