Wasiirka Maaliyada Somaliland oo Kormeer ku Tegay Laamaha Dekhli soo saar ee Berbera
Berbera 04.Jan 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Mudane Cabdi Casiis Maxamed Samaale iyo Madax sare oo ka Tirsan Wasaaradiisa ayaa maanta Kormeer ku soo maray laamaha Dekhli soo saarka ee Magaalada Berbera.
Wasiirku Waxa uu Kulamo la Yeeshay Madaxda kala duwan ee laamaha dekhli soo saar ee Magaalada Berbera.
Berbera SDN/QJ
contact@qurbejoog.com