|

Somaliland oo Sannadka dhamaaday Ku Sagootiday Khilaafyo Sharci (Barnaamij Gaar ah iyo Qurbejoog DHAGAYSO}

kulmiye (1)Hargaysa 01.Jan 2015 (SDN/QJ)- Sannadka dhamaaday ee 2014 ayaa Somaliland ugu Suntan inay Soo mareen Khilaafyo Sharci oo ka dhex dhashay Hay’ado uu Distoorku Waajibiyay Wada Shaqayntooda .

Khilaafyadani Waa kuwo ka dhex dhashay Golaha Wakiilada oo Sannadkii Tegay uu laba Jeer Muran adagi soo Kala dhex galay,Sidoo kale Xisbiga Kulmiye ee Hogaaminta Somaliland haya ayaa Khilaaf Xadhkaha Goostay uu ka dhex qarxay.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO KHILAAFAADKA SOMALILAND EE 2014
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Dhacdooyin2014.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed