|

Daawo: Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Maanta Ka Hadlay Xaalada Gobalka Awdal Isagoo Salaadinta Gobalkana Uga Mahad Celiyey Sida Ugala Qayb Qaaten Nabadgalayada Gobalka

waran

Boorama Dec/28/2014(SDN/QJ)Wasiirka arimaha gudaha somaliland cali maxamed waran cade ayaa maanta shir jara,d oo uu ku qabtay boorama waxa u ka hadlay xaalada nabad galyo gobalka isagoo sidoo kale aad ugu mahad naqay salaadiintii cuqaashii iyo odyaashii dhamaan ka qayb qaatay  nabadgalyada gobalka xiligii xurguftu ka taagnayd

Boorama SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com

Comments are closed