|

“Badhasaabka Saaxil Waxa Uu Ku Biiray Maamuladda, Fariinta Wax Loogu Sheego Ee Aan Sharciga Fahmin” Xildhibaan Qabile DAAWO

Hargaysa 28.Dec 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka mid ah Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Guddoomiyaha Gobolka Saaxil Fahmi Cabdi Bidaar aanu awood u lahayn inuu hor-yimaado Guddida daba-galka iyo ilaalinta hantidda qaranka ee Golaha Wakiiladda.
Xildhibaan Qabile oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Hargeysa waxa kale oo uu sheegay in Guddida daba-galka iyo ilaalinta hantida qaranka ee Golaha Wakiiladdu ay awood u leeyihiin inay baadhitaano ku sameeyaan hay’add kasta oo Xukuumadda ka tirsan.

Comments are closed