“Xisbiga Waddani Waa Waalid Caasi anaguse Noqon mayno Waalid Caasi” Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye {DHAGAYSO}
Hargaysa 26.Dec 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa Si weyn u dhaliilay Hanaanka uu Xisbiga Waddani u dhaqmayo oo uu ku sifeeyay Mid Socod Barad ah .
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Waxa uuu Xukuumada ka Difaacay Xadhiga Weriyeyaasha iyo Cabudhinta Warbaahinta
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII GUDOOMIYAHA KULMIYE IYO WASIIR KU XIGEENKA WARFAAFINTA
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/MuuseBiiixiiyoWasir.mp3″]