Baarlamaanka Dawlada Federaalka Soomalia Ayaa Maanta Cod Aqlabiyada Ku Meel mariyey Raysalwasaraha Cusub Ee Dawlada Federaalka Ah
Muqdisho Dec/24/2014(SDN/QJ)Baarlamaanka dawlada federalka ah ee somalia ayaa maanta fadhi ay ku yeeshen aqaka umada waxay cod aqlabiyada ku meel mariyeen raysalwasaaraha cusubee dawlada federalka somalia iyadoo uu fadhiga shir gudoominaayey gudoomiyaha baarlamanka somalia prf maxamed sheekh cisman jawaari iyadoo ay fadhigaasi ka soo xaadiren 224 xildhiban iyadoo kalsoonida ansixinta siiyen 218 xildhibaan halka afar mudane kaaamusen iyado kulankaasi ay goob joog ahayen madaxwaynaha somalia oo halkaasi khudbad ka jeediyey ayaaxildhibaanada uga mahad celiyey sida hufan eey u ansixiyen raysalwasaaraha cusub sidoo kale waxan isnaha halkaa khudbad ka soo jedeyey raysalwasaraha cusub isagoo aad uga hadlay khilaafka xafiiska madaxwaynaha iyo raysalwasaraha ka dhex dhasha isagoo balan qaaday inii si hufan ula shaqayn doono madaxwaynaa dawlada federaalka somalia
Muqdisho SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com