Madaxweyne Ku Xigeenka oo ka qayb galay Kulan abaal marino lagu Gudoonsiiyay Suxufiyiin iyo Xubno kale
Hargaysa 13.Dec 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku Xigeenka ayaa maanta ka qayb galay Kulan loogu magac daray abaal marinta sannadka ee dadka guud iyo daryeelka Bulshada.
Kulankan Waxaa ka qayb galay Xubno Wasiiro ah Waxaana Halkaasi abaal marino lagu gudoonsiiyay Xubno kala duwan oo Ururka Soo agaasimay Kulankaasi uu Abaal marino ku gudoosiisayay Koox Suxufiyiin ah.
Kooxda Suxufiyiinta ee Abaal marinta la Gudoonsiiyay
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com