|

Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Cusub ee Hanti dhawrka Guud ee Qaranka DAAWO

Hargaysa 13.Dec 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenka JSL ayaa maanta si rasmi ah xadhiga uga jaray Dhisme cusub oo loo dhisay Xarunta Hanti-Dhowrka guud ee Qaranka.

Xadhig ka Jarista Dhismahan Waxaa Madaxweyne ku Xigeenka ku Wehelinayay Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Mudane C.casiis Maxamed Samaale, Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud C.risaaq Khaliif Axmed Hanti dhawraha Guud ee Qaranka iyo Madax kale.

 

Hargaysa SDN/QJ

 

Comments are closed