|

Daawo:Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Maanta Dalka Ku Soo Dhaweeyey Wafti Balaadhan Oo Ka Socda Dawlada Jabuti

qqqq

Hargeisa 28/11/2014(SDN/QJ)Waftigan ka socday Jamhuuryada Jabuuti oo maanta soo gaadhay Magaaladda Hageysa ayaa waxa hoggaaminayay Wasiirka Diinta iyo awqaafta Jabuuti Xasan Balale, waxaana Maadarka ku soo dhaweeyay Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Somaliland iyo Masuuliyiin kale oo ka tisan Xukuumadda Somaliland.
Wasiirada Arrimaha Guddaha, Warfaafinta Somaliland ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan Waftigan ka socda Dalka Jabuuti.

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Jabuuti Aadan ayaa sharaxay ujeedda Safarkan uu ku yimid Somaliland.

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com

Comments are closed