|

Daawo jaamac Riyo oo si adag u dhaliilay Xukuumada

Hargeysa Nov 25,2014(SDN/QJ)-Abwaan jaamac Riyo oo ka mida golaha guurtida ayaa Xukuumada ku eedeeyey inay gaf ka gashay degmada axmed dhagax,

iyadoo Xukuumadda Wakhtigeedii Gabaabsi  yahay, Haddana waxbaa u sii dheeroo Waxad Mooddaa qaab warwar inay ku jirto, kuwaas oo ay kamid yihiin Reer Soo Dhawee, Reerna Geeska Yara Geli, taas oo  ah Astaamaha Digtaytarka.” Ayuu yidhi Jaamac Riyo.

Comments are closed