“Saaxiibka Xukuumadu Waa Bishoo Sadexee intii Suuqa ha isa Seegina” Cali Guray oo la Hadlay Wasiir Cukuse DAAWO
Hargaysa 24.Nov 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiye ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf ayaa ku dooday in Xeer nidaamiyaha uu Wasiirka Warfaafintu sheegay in lagu abuurayo Gudi anshax marisa Warbaahintu uu yahay Sharci daro.
Mujaahid Cali Guray waxa uu Xusay in Xeerka Saxaafadu uu yahay mid dhaqan gal ah waxaa kale oo uu sheegay in Jaraa’id Hargaysa ka soo baxa ay Madaxtooyadu bixiso Kharashkooda.