Somaliland oo Ka Qayb gashay Shir Heer Qarameed ah oo Nairobi lagu qabtay iyo Arrimaha lagaga hadlay DAAWO
Hargaysa 17.Nov 2014 (SDN/QJ)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xannaanada Xoolaha ayaa ka warbixiyay Shir heer Caalami ah oo uu Somaliland ku matalayay isla markaana lagu qabtay Magaalada Nairobi.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xannaanada Xooluhu Waxa uu sheegay in Shirkaasi uu ka Jeediyay Warbixin Tilmaamaysa Hanaanka dawladnimo ee Somaliland ka jira iyo Marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay.