|

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka Hadashay Bilowga Wejiga Kowaad ee Diiwaangelinta Muwaadinka oo Gebilay laga Bilaabay DAAWO

Hargaysa 03.Nov 2014 (SDN/QJ)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Cabdi Samad Cumar Maal ayaa  cadeeyay in Wejigii Kowaad ee hawshii diiwaangelinta Muwaadinku ay ka bilaabantay Gobolka Gebilay.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Somaliland Cabdi Samad Cumar Maal waxaa kale oo uu ka hadlay Gaadiid ay Wasaaradoodu u kala dirtay Gobolada dalka qaarkooda kuwaas oo lagu fulin doono hawsha diiwaangelinta muwaadinka.

Comments are closed