Kormeer ay Madaxda Sare ee Gudida Dhismaha Waddada Cad ay ku tageen halka ay Marayso Waddadu DAAWO
Hargaysa 30.Oct 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiye Ku Xigeenka Gudida Dhismaha Wadada Cad oo ay Weheliyaan Qaar ka mid ah Qurbejoogta Somaliland ee dalka qadar ayaa Maanta Kormeer u kuurgal ah ku tagay Jidka dhismihiisu Socdo ee Xidhiidhiya Caasimada Hargaysa iyo Degmada Sallaxley.
Dhismaha Wadada Cad ayaa Maraysa Meel natiijadeedu Wanaagsan tahay isla markaana ay Muuqato.