|

Daawo:Madaxwayne Siilanyo Waa Qalin Khadkii Ka Dhamaaday Qalinka Hadii Khadku Ka DHamaadana Waa Tuuris “Xildhiban Cali Aareye

Hargeisa 28/oc/2014(SDN/QJ)- Xildhiban cali aareye oo Ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada  ayaa Maanta   xukuumada Madaxweyne Siilaanyo Waxa uu ku Tilmaamay Tii ugu Xumayd ee Somaliland,Waxa uu Khilaafka Golaha Wakiilada ku sifeeyay Mid u dhexeeya Beesha Madaxweyne Siilaanyo oo doonaysa ayuu yidhi inay Hantiyaan Xilka Gudoomiyaha Golaha Wakiilada.

Xildhibaan Cali Aareeye Waxa uu  Bulshada Somaliland u soo Jeediyay inay ka Gilgishaan Ficilada ay Xukuumada Kulmiye Waxa uu sheegay in Madaxweynuhu uu Khadkii ka dhamaaday isla markaana ay haboon tahay in Xannaano la siiyo.

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com

Comments are closed