Xildhibanada Golaha Wakilada Somaliland Aaya Saaka ka Warbixiyey Halka Uu Ku Sal Leyahay Khilaafkan Sharci Ee Golaha Wakilada
Hargeisa 28/oc.2014(SDN/QJ)Qaar kamida xildhibanada golaha wakilada somaliland ee garabka wadani ayaa saaka faahfaahiyey halka uu ku sal leyahay khilaafka sharci ee golaha wakilada somaliand Iyada Oo Khilaaf Xoogan Ka Dhex Dilaacay Golaha Wakiilada Somaliland Isla Markaana Uu Midba Midka Kale Maalmahan Hawada U Marinayay Eeddayn Kulul Ayaa Waxa Manta Magaalada Hargeisa Shir Jaraaid Ku Qabtay Xildhibaanada Mucaaridka Ah Ee Golaha Wakiilada Somalilaand Kuwaasi Oo Faafaahin Ka Bixyey Xeerka Diwaan Galinta Madaniga Ah Ee Uu Khilaafku Ka Dhashay Kadib Markii Ay Hakiyeen Golaha Guurtidu Sidoo Kale Xildhibaanadan Ayaa Waxa Ay Eedeayn Kulul Dusha Uga Tuureen Xukumada Xukumada Uu Gahdwadeenka Ka Yahay Madaxwayne Axmed Maxamed Siilanyo
Khilaafkan Labada Garab Ukala Jabiyey Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Ka Danbeeyey Ka Dib Markii Ay Golaha Wakiiladu Meel Mariyeen Xeerka Diwaan Galinta Madaniga Ah Kaasi Loo Gudbiyey Golaha Guurtida Si Ay Iyaguna U Ansixiyaan Hase Yeeshee Uu Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Hakad Galiyey Iaga Oo Sheegay In Xeerka Loo Soo Gudbiyey Uu Qaladaad Ku Jiro Isla Marjaana Xildhibaanada Muxaaaaaaaaafidka Ah Ee Golaha Wakiiladuna Ayku Eedeeyeen Gudoomiyaha Golaha Wakiilada In Uu Wax Ka Badalay Sidii Ay Ku Ansixiyeen
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidasporanews.com