|

Xus lagu Midaysan yahay oo loo sameeyay Shuhadadii ku Geeriyootay Halgankii Dib u Xoraynta dalka DAAWO

Hargaysa 18.Oct 2014 (SDN/QJ)- Xaflad lagu xusaayay  sodan guuradii ka soo wareegat maalinta loo asteeyay maalinta shuhadadii SNM oo ku began 17 octtober  ayaa lagu qabtay  fagaaraha beerta  xorriyadda magaaladda  hargaysa.

Maalintan oo ku astaysan Dagaalkii Burco duuray ku dhex maray Xoogagii Xaq u dirirka SNM iyo Taliskii Siyaad bare ayaa looga dhigay inay Koobsato Mujaahid kasta oo dagaaladii dib u xoraynta waddanka ka dhacay.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

 

Comments are closed