Badhaasbka Gobalka Daadmadheedh Ayaa Shaaca Ka Qaaday In Dhawan Sharciga Lala Tiigsan Doono Xoghayaha Gobalka Oo Xabsiga Ku Jira
Daadmadheedh 17/oc/2014 (SDN/QJ)Badhasaabka Gobolka Daadmadheedh Cali Cawil Cabdi Ayaa Jawaab Ka Biyiay Warar Ay Maalimihii Udanbeeyay Warbaahintu Qoraysay Taasi Oo Salka Ku Haysay Xadhiga Xoghayaha Gobolka Daadmadheedh
C/Salaan Maxamed Jaamac Oo Haatan Ku Xidhan Jeelka Magaalada Oodweyne,
Gudoomiyaha Oo Qoraal Kooban Soo Gaadhsiiyay Shabakada Caalamiga Ah Ee Daadmadheedhnews.Net Ayaa Udhignaa Sidan,
“Waxa Nasiib Daro Ah In Lagu Eedeeyo Masuuliyiin Aan Shaqo Kulahayn Xadhiga Xoghayaha Gobolka Daadmadheedh,Waxana Ayaan Daro Ah In Yar Oo Aan Waxba U Warhayn Ay Ku Hadlaan Magaca Reernimo,Xoghayaha Gobolka Daadmadheedh Waa Loo Hayaa Cadaymo Iyo Ku Kac Faldanbiyeed Ku Lid Ah Nidaamka , Shuruucda Iyo Jiritaanka Qaranka Somalilaland,Waxanuna Horgaynaynaa Sharciga”
ALLAA MAHAD LEH
Daadmadheedh SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com