Garaad Cabdi Nasir Abshir Salax oo Warqad furan oo ku socota Shacabka Somaliland Guud ahaan iyo Madaxda Somaliland soo gaadh siyey qurbejoog
London16Oct14(SDN/QJ)Garaad Cabdi Nasir Abshir Salax oo ka mida aqoonyahanka Gobolka Sool oo aad u dhalilay Xukumada Somaliland ayaa waxa uu soo gaarsiyey xafiiska qurbejoog ee uk Warqad furan oo ku socota Shacabka Somaliland Guud ahaan iyo Madaxda Somaliland waxanay u dhignayd sida tan
An open letter to Somaliland
Ref/chfd/29f-London 15/10/14
Ku : Shacabka SL ee Guud
Kadib markii aanu aragnay baahida shacbka reer somaliLand ee xalaal Cunka ah uqabaan Lasocdsiin meesha xaal maraayo Dowladan uu Kulmiya Hor kacaayo.waxaan Dadka idiin dheegayaa inaanu anagoo Dad madxbanaan Oo madxka ah UrUrka weyn ee(COALITION OF HORN OF AFRICA DIASPORA IN EU) aanu shirar Goobjoogyaal uga aheen SL.Gov.iyadoo meelkasta oo aanu Tagnay aanu utagnay Jacelka Dadka Shicibka reer Somaliland dantooda guud.
Dadka reer SL waxan idiin sheegayaa (organisation ka –DMA-developingmarketing) oo ah UrUr UK ka howlgala ayaa Mdx weyna Siilanyo & 7 wasiir casumay –Not –UK-Gov!!… Anigu “Diplomatic Man” ayaan ahaa
U soo shaqeeyey wasaaradii Arrimah Debada Dowladii ugu danbeysay,Axmed Maxamed Aaden Qaybe oo ahaa Abahii (Diplomat)ee Soomaliya 5 bilood lasoo shaqeeyay,kadibna Safaraadhii Soomaliya ku wii ugu magic weynaa west-German madx ka ahaa.waxaan arkay isdhinac carar
Baaxad leh oo kii Dadka Hurumarkooda Dumin jiray inuu hadeer Dowladan SL ka dhex socdo.Musuqmaasiq baaxad leh Qabyaalad dad kala Jeclaysi Qaran Dumis IWM.1989 Dowladii maxmed siyaad oo jirtaan waxaan Uga Tegey qaladaad Dadlagula kacay manta kawa wadadii ii haya waxaan Leenahay ka jog.Hadii kale Hadimooyin baad ku dhicidoontaan.
Waxan Halkan naxariistii jano ilaah uga barayaay shacabka reer
SL inay uduceeyeen madxdan kala ah MDXw Cabdiraxan Axmed Cali,Mdxw
Moh Xaaji Ibraain Cigaal,Garaad Cabdiqani garaad jaamac…
Mdx HORN OF AFRICA DIASPORA IN EU
Eng CabdiNasir Garaad Abshir Salax
cnasir@hotmail.com